Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 10, waxaa kamid ah waxa lagu baranayo koorsadaan sida loo maamulo files and […]

Requirements
- Kooraskan waxa loogu tala galay ardayda bilowga ah ee raba in uu dhigto computer
- kooraskan ardayda dhiganaya waa in uu haysta computer
- Kooraskan waxa uu bilow u yahay office 2019 oo ah kooras dhamaystiran
Koorsadaan waxaad kubaranaysaa sida loo isticmaalo Windows 10, waxaa kamid ah waxa lagu baranayo koorsadaan sida loo maamulo files and folders, sida loo isticmaalo core bundled apps oo layimaada Windows 10ka, Web browsers ka iyo email iyo accounts.
Chapters
- Introduction of Computer Data and information Preview 9 min
- What does a computer consist?
- Different Types of computers
- Introduction of Windows 10
- Files Explorer how to create new folder Rename and delete undo
- Windows 10 Copy Cut and Past
- Windows 10 Desktop Hide icons
- Windows 10 Personalization
- Windows 10 Recycle Bin how to Restore items deleted and manage files
- Windows 10 How use Control Panel