Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Word 2019 ) Waxaad ku baran doontaa aasaaska sida loo adeegsado software ka Word 2019, […]

Kusoo dhawaada Koorsadaan ( Microsoft Word 2019 ) Waxaad ku baran doontaa aasaaska sida loo adeegsado software ka Word 2019, Waxaad ku baranee sida loo sameeyo dukumiintiyada adoo isticmaalaya basic text, paragraph, page formatting, mail merge, graphics, styles, table of contents, iyo indexing.
kooraskan waxa uu ka mid yahay koorsooyinka muhiimka u ah aasaska computerka